Ciidwanaagsan
Thursday, November 26, 2009 11:36:05 AM
Waa maalin ciid ah ee dhamaamtiina ciid wanaagsan salaan kal iyo laab ahna iga gudooma walaalayaal. Magacaygu waa Abdi Abdi Ahmed oo ku magac dheer Abdifarey. Ku nool uganda gaar ahaan waxaan ahay arday dhigta jaamacada lugazi university ee bariga kambala. Waxaad iga soo waci kartaan numbaradaan +256777391685 / +254723499515 waad mahadsantihiin wabilaahi towfiiq..