Wararka Somaliland iyo Geeska Africa, caalamka

Somaliland

Fariin kusocota m/weyne Rayaale iyo shacabka JSL ku saabsan Abu hool

FARIIN – KU SOCOTA MADAXWEYNE DAHIR RAYAALE KAAHIN Iyo Guud ahaan

Shacabka JSL ba

FARIIN – KU SOCOTA MADAXWEYNE DAHIR RAYAALE KAAHIN Iyo Guud ahaan

Shacabka JSL ba

Ma ogtahay Madaxweyne ninka 75% - umadda reer S/land ay xukuumadaadda

uga sii jeesteen oo xiitaa adiga ay ku saamaysay nacaybka ay shacbigu

u hayaan colaadna kuu abuurtay in uu yahay – Ninka wasiirka maaliyadda

xukuumadaada ah la yidhaahdo cawil cali Ducaale oo Shaaraca looga

yaqaano ABU-HOOL (Abu-hool Waxa uu ahaa Wasiirkii Maaliyadda ee

Fircoon uguna dhawaa fircoon mu,aamaradihiisiina ilaa hadda masar laga

tilmaamo)

Madaxweyne Su,aal ahaan marjka laga tago inta kor ku xusan waa kuma Cawil

• (F.G) waa wasiirka kuugu dhaw Golahaaga wasiiradda waxaana ay ahayd

in uu noqdo ninka Taageerayaashaada siiba xiliga Doorashadda fooda

inagu soo haysa ku taageeri lahaa ninka ay kan qiyaas qaadan lahaayeen

(kabaha ka tolan lahaayeen) balse ah ninka colaadda loo hayo lagugu

nacaayo.

Taariikhdiisa kooban aan kuu soo bandhigo Madaxweyne

Wasiir Cawil waa ninka ku sifoobay Abu-hool oo ninkii maalin

wax-tarayba uu eeday tusaalle ahaan:-

1. ISmaciil naxar – oo ahaa odeygii markii cawil aabhii dhintay Cawil

Gacan qabtay kuna masruufi jiray Cadan (Yemen) oo uu arday ka ahaa oo

xiitaa inta kale ee reer Cali Ducaale wax ku tari jiray Magaalada

Hargeysa isla markaana wax badan oo dambe cawil Wax tari jiray

natiijadii waxay noqotay in Dhimasadii Odey Ismaaciil Naxar ee Nairobi

loo tirinaayo wasir Cawil.

2. Ismaaciil Axmed Ismaaciil oo seedi u ah wasiir Cawil ahaana Oday

xiligii kacaanka sida aad-ka ah u gacan qabtay mansab ahaan iyo

dhaqaale ahaan-ba balse sida maal-mahan soo ifbaxday uu wasiir cawil

Afka dhulka u daray (aad u xumeeyay)

3. Xasan cabdille walanwal (Xasan Kayd) AHN oo ahaa Sarkaalkii

hogaaminaayay inqilaabkii fashilmay ee 1961 kii oo ahaa nin aad u

aaminay Cawil gaar ahaan xiligii inqilaabka iyo xiligii dambe ee

Mulateriga ay kuwada jireen + intii dambe ee ay kawadda shaqayn jireen

wasaaradda Arrimaha Debeda ee xukuumaddi somaliya – balse cawil uu

ahaa nin ku foogan Xasan keyd (AHN) sidii uu u qaawin lahaa kana daba

shaqeeyn jiray si uu u ceebeeyo iyo xumayntiisa

4. Xaashi Cabdalle aw Faarax (AHN) oo ahaan jiray safiirka Kenya iyo

Ugandha U fadhiya Somaliya oo Cawil ku soo dhaweeyay Abtinimo Iyo

Ehelnimo-ba kuna Aaminay oo uu marna uu u ahaa secretary marna

safiir-ku xigeen Balse La wada ogaa umadda reer S/land oo dhami halka

uu cawil dhigay Xaashi Cabdalle (AHN) iyo Rag kale oo badan oo ay

Safiiro wada Ahaan-jireen sida Oday Axmed Aden Qaybe oo isna aad u

caawin jiray

5. Maxamed X. Ibraahin Cigaal (AHN) oo ahaa Aabihii Siyaasadda dalkan

JSL siiba xiligii xoriyad-doonka iyo xilikii uu noqday Madaxweynaha

JSL 1993 – 2002. oo ahaa nin si weyn wax u taray Wasiir Cawil isaga oo

ku ixtiraami jiray ragii ay ka mid ahaayeen, Marxuum Maxamuud Axmed,

Ismaaciil Naxar, Cali C/raxmaan Axmed Cali, Maxamuud Cabdi caraale,

Maxamuud uurdoox, dhamaan Alle Ha u naxariistee oo ay Marxuum CXigaal

waalalo oo kale ahaayeen balse uu Wasiir cawi abaal uga dhigay in uu

shirar uu qabtay intii uu wasiirka ahaa dadka Dhangaagaalaha ah ku

yidhi Ina cigaal waxa uu aaad u nebcaa beelaha gar-xajis siiba

Habar-yoonis gaar ahaan Muusa care, laakiin ay been tahay oo uu

marxuum Cigaal ahaa nin meesha la saraaba ay Habar-yoonis oo dhashay

lana soo bar-baaray si-kastaba xag dhaqan xag waxbarasho iyo xag

siyaasadeed-ba ragii uu la soo koray ay ahaayeen H.yoonis siiba Muusa

care iyo iyadda oo uu ahaa nin His Guardian-kiisuba uu ahaa AHN

Maxamuud Axmed Cali iyo AHN C/raxmaan tuur oo ay ahaayeen Laba nin oo

walaalo ah

6. Jen. Jaamac Maxamed Qaalib (Jama yare) oo ah odey sharaf iyo cisi

ku leh Somaliland iyo Somaliya-ba ahna si aad ah u caawiyay Wasiir

cawil oo ay aad saaxiibna u ahaayeen mudo badan Balse cawil isaga oo

cid is-tusaaya uu si fool-xun ugu gefay Oday Jama-yare kuna sifeeyay

ama ku sheegay wax aanu geyin Ab-iyo-isir toona aanu u lahayn – Waxaan

Umadda Reer Somaliland u sheegayaa in cawiloow Aad Adigu ahayd nin

CADAN Iskuuk ka galay kuna koray oo hadii ay ceeb tahay Ajaanib Lala

dhaqmo aad La dhaqmi jirtay aqoona aad siu lahaydeen rag badan oo

Cadaniyiin ah oo si weyn looyaqqnay Sida:-

- Ilama Luqmaan, Ilama Hashimi, Ilma Ba, Haaruuno, Ilma Ba,Zarce, ILma

Ba, Maxfood iyo Qaar kale oo Badan.

7. Raga kale ee uu wasiir Cawil Xumeeyay waxaa ka mid ah Axmed

Fag-fagaash iyo Baasaboorkiisii, Ismaaciil Saciid Caraale iyo

ashtageeyntiisii, Maxamed yuusuf Uurdoox iyoMasaafurintiisii, Maxamed

Ciise Musbaar Iyo Jawan Kus oo rid-kiisii, Cali Cabdilqaadir+Walaashii

oo ahayd Xaaskii Marxum Xuseen Abokor Xaaji faarax iyo Isku daygiisii

ku soo Celinta Somalia + boqolaal kale oo ka tirsan Beelaha Majeerteen

iyo hawiye oo Mucaarid ku ahaa dawladii maxamed siyaad Bare iyo Rag

badan oo ka tirsan Beelaha S/land oo lawada ogyahay waxa uu wasiir

Cawuil ku dhiagay ragaas kor ku xusan iyo bolaal kaleba markii uu

Safiirka ka ahaa Kenya iyo Ugandha iyo xiligii Xukuumadii siyaad

bare-ba – iyo in Dunuubtaas uu dadkaa muslimka ah ka galay oo dhan

Waxna Ifka lagaga jaray (Sida isga oo goblin ka ah wiilshiisii) waxna

ay u hadhsanyihiin if iyo Aakhiroba.



Hadabba Madaxweyne Waxaan filayaa in aad fahamtay Nuxurka Fariintaydan

eek u saabsan Wasiir Cawil ay tahay in aad ku xisaabtantid waxa uu

Wassir Cawil kuu Faa-iidayn-karo gaar ahaan xiligan Doorashadda

Madaxweynaha ee fooda inagu soo haysa iyo dadka aad Codka ka doonayso

Siiba Habar-yoonis iyo dhinacyadda beelaha kaleba



Ee aan ka ahayn Hadaladda Yurta Ah ee uu ku

GO,AAN KII GUURTIDU WAA XUMAD JEBIN. Wareegii u dambeeyay ee ololaha doorashada m/weynaha JSL oo beri (21 june 2010) bilaabmaya iyo Xisbi xaakimkii oo saaxada gobolada Bari ka sii baxaya.