Somaliland way ku raysay siilaanyo
Saturday, October 30, 2010 9:21:23 AM
Marka la eego xaaladii afar bilood ka hor dalku ku sugnaa ee ahayd beelo isku dir, wasiiro qabyaaladaysan
Marka la eego xaaladii afar bilood ka hor dalku ku sugnaa ee ahayd beelo isku dir, wasiiro qabyaaladaysan, dhaqaale boob, iyo cuna qabatayn ay taliskii UDUB umaddan ku hayeen. maanta waa ilaahay mahadii waxaas oo dhan waa laga raystay waxaa inoo dhalatay dawlad cadaalad iyo horumarin ku shaqaynaysa


