My Opera is closing 3rd of March

Adde hassan

Maestro Adde

C.Ronaldo oo lacago ugu deqay carurta somaliyed e kunol xeroyinka qaxotgiga ee kenya

C.Ronaldo


Ciyaar C.Ronaldo ayaa sheegay in si guul ah ey ugu so dhamatay deeq lacag ah o u ururinayay carurta somaliyed ee ku nool xeryaha qaxotiga ee kenya . C.Ronaldo aya shegay in ururinta lacagtan uu u isticmalay bogisa facebooka isago shegay in eey ku qaadatay 2weak , lacagta u ciyaryahankan ugu deqay carurta somaliyed ayaa ah 30m dollarka mareykanka mana aha marki ugu horeysay ee ciyaryahankaan uu lacago ugu deeqo wadan muslim ah asago hada ka hor lacago ugu deeqay dalka FALASTIN

SiyaadImage

Write a comment

You must be logged in to write a comment. If you're not a registered member, please sign up.

February 2014
M T W T F S S
January 2014March 2014
1 2
3 4 5 6 7 8 9
10 11 12 13 14 15 16
17 18 19 20 21 22 23
24 25 26 27 28