Wht ever you want to know about Adde
Saturday, August 4, 2012 10:48:28 AM
Mohamed hassan omar
Moh'ed hassan kuna magac dher cadde wa wil somaliyed ku dhashay gobolka Gedo gaar ahan degmada Baardhere waxu ku soo barbaaray magalada muqdisho degmada wadajir ee madiina xafada nastexo halkaso waxbarashadisa guud ahaan u kuso qatay , waxu kaso baxaday schoolka Al-massal Madina , safar dheer iyo rafaad badan kadib waxu hada ku nolyahay dalka South Africa inkasto uu aad u jecelyahay inu dib ugu laabto wadankisa hooyo












